← Ku noqo bogga

Su'aalaha Inta Badan La Iswaydiiyo

Saliidda imisa jeer ayaa la isticmaalaa?

Maalin walba mar ama laba jeer ka dib markaad weji-dhaqato.

Roller-ku miyuu xanuun leeyahay?

Maya, waa mid jilicsan oo aan xanuun lahayn marka si sax ah loo isticmaalo.

Goormad arkaysa Nnatiijo fican?

Macaamiisha badidood waxay arkaan natiijo 3–6 toddobaad gudahood.

Ma waxaa loo isticmaali karaa gadh kasta?

Haa, alaabteennu waxay u shaqeysaa nooc kasta oo gadh ah.

Sidee baan u dalban karaa?

Si fudud, riix 'Hadda Iibso', buuxi macluumaadka, oo bixi si aamin ah.